
Safiirka Turkiga u fadhiya Muqdisho ayaa maanta baraha bulshada ku soo bandhigay qoraal uu kaga hadlay kulan ay Muqdisho ku casuumeen
Sida ay maanta shaacisay Safaarada Dalka Turey ee Muqdisho waxa is arkay Safiirka Dalka Sacuudi u fadhiya Muqdisho kaasoo sida uu warbixintiisa uu ku sheegay ay ka wada hadleen qodobo ay ka mid yihiin arimaha Somalia.
Haddaba halkaan ka akhriso qoraalka ay baraha bulshada soo gelisay Safaarada Turkey oo sidiisa u qornaa:-
Waxaan Safaarada ku marti galnay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Muqdisho Mudane Axmed Maxamed Almowallad, waxaana ka wada hadalnay sidii la isaga kaashan lahaa amniga iyo horumarka Soomaaliya.
Waxaan marti qaadnay Safiirka shaqo u fadhiya Muqdisho, H.E. Ahmed Mohammed Almowallad, safaaradeena oo uu ku qabtay dood miro dhal ah oo ku saabsan fursagashiga dhinacyada amniga iyo horumarka Soomaaliya.
