XIldhibaan C/llaahi Aadan Kulane (Kulane Jiis) ayaa waxa uu ka hadlay ciidankii Eriteria lagu tababaray ee maanta cutubkii ugu horeeyey dalka lagu soo celiyey.

Xildhibaanka oo qoraal soo dhigay bartiisa gaarka ah ee Facebook ayuu ku sheegay in ay wax layaab leh ku noqon doonto siyaasiyiintii ku been abuuranayey ciidankaasi tababarka ku maqnaa.

Sida Qoraalkiisa ka muuqatay xildhibaan kulane waxa uu ku dhego hadlayey Madaxweyne Xasan Sheekh iyo xubnihii murashaxiinta mucaaradka ahaa xilligii ay Nabad iyo nolol dalka xukumeysay 7 bil ka horna laga guuleystay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here