Graham ( Chelsea ) iyo Guardiolla ( Man city ) oo Caawa kulan adag oo ka tirsan Horyaalka ingiriiska 2022-2023 isaga hor imaanaya .

Coach Graham ( Chelsea ) anigu xidigaha weerarka aan ma Soo shirtagyo waxaa ugu horeeya weeraryahankii Man city ay ku caasiday ee 17 Sterling.

Coach Guardiolla ( Man city ) intii boo joogo Gool ma waaye 9 Haaland kuleel iyo qabow midna iguma heyso Chelsea.

Ciyaarta 2.naadi eea wada sugayo ayaa dhici doonta caawa 11 pm Habeenimo xiliga England 8 pm fiidnimo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here