kulanki Golaha shacabka ee maanta oo buuq kusoo dhammaaday kadib markii ay xubnaha isku khilaafeen agendaha shirka oo guddiga joogtada uu ka dhigay inuu wasiirka amniga hor yimaado oo su’aalo la waydiiyo lkn xubno ka tirsan guddiga amniga baarlamaanka ay diideen mooshin ka keeneen arrintaas.

 

Advertisement

guddoonka golaha shacabka ayaa xallin waayey is hor taaggii xubnaha golaha diidanaa wadiirka amniga.

Previous articleUK iyo UN oo kala saxiixday heshiis wax looga qabanayo dhibaatooyinka bini’aadantinimo ee Soomaaliya
Next articleDagaal xoogan ayaa ka qarxay Markale Magaalada Laascaano

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here