Kulankii Baarlamaanka Galmudug oo lagu Meel mariyey sharciyeenta Kaarka aqoonsiga Xildhibaanada

0

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa maanta shir gudoomiyay Kalfadhiga 2aad fadhagiisa 4aad ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug

Kulanka oo ay soo soo xaadireen 60 Xildhibaan, ayaa ajandaha kulanku ahaay
“Ansixinta kaarka aqoonsiga Xildhibaanka
“Ansixinta habraaca Fasaxyada Xildhibaanka

Xildhibaanada markii Ajandaha ansixiyeen, ayeey ka doodaan Ajandaha kulanka, waxaana dood kadib Xildhibaanada cod ku meel mariyeen mudada kaarka Xildhibaanka oo ah afarsano, halka awal halkii sanaba Kaarka Xildhibaanka dib loo daabici jiray

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa ugu danbeyntii kulanka soo xiray.”

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here