HomeWarkiiKumaan-dooska Danab oo gacanta ku dhigo keydkii miinooyinka ee Alshabaab ku lahaayeen...

Kumaan-dooska Danab oo gacanta ku dhigo keydkii miinooyinka ee Alshabaab ku lahaayeen duleedka deegaanka Jabad Godane+SAWIRRO

May be an image of text

Sida Warbaainta Dowlada lagu shaaciyay Ururka 161-aad ee Kumaandooska Danab Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ku guuleystay inuu gacanta ku dhigo keydkii miinooyinka ee ay Khawaariijtu ku lahaayeen duleedka deegaanka Jabad Godane ee Gobolka Shabeellada Dhexe, halkaas oo dhawaan Khawaariijta laga saaray nabadiidka, kaddib howlgallo is daba joog ah.

Howlgalkan oo qeyb ka ah howlgallo horey u socday, kana dhashay xog sirdoon oo sugan, ayaa ciidanku ku ogaadeen goob si qarsoodi ah loogu keydinayey miinooyin iyo walxo qarxa, kuwaas oo Khawaariijtu u adeegsan jirtay khatar gelinta amniga iyo dhibaateynta shacabka.

Ciidanka Ururka 161-aad Danab ayaa si buuxda u sugay amniga aagga, iyaga oo hubiyay khatar kasta oo ka imaan karta walxaha qarxa ee laga hortagay, waxaana la bilaabay tallaabooyin lagu burburinayo keydka miinooyinka si waafaqsan habraacyada amniga.May be an image of textMay be an image of cheetahNo photo description available.May be an image of rhinoceros and pangolin

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -