HomeWarkiiKumaandoos-ka Danab oo saraakiil Alshabaab ka tirsan ku laayay howl-gal ay ka...

Kumaandoos-ka Danab oo saraakiil Alshabaab ka tirsan ku laayay howl-gal ay ka sameeyeen deegaanada Jubaland

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen baadiyaha deegaanka Harboole ee gobolka Jubbada Hoose, ku khaarijiyey horjoogayaal iyo xubno sare oo ka tirsanaa kooxda Khawaarijta.
Howlgalka oo si gaar ah loo qorsheeyay, ayaa lagu beegsaday xubno Khawaarij ah oo sida la xaqiijiyay ku howlanaa aruurinta hantida shacabka Soomaaliyeed, iyagoo si khasab ah uga qaadan jiray waxa ay ugu yeeraan Sakawaadka oo ah baada Shacabka ay kaqaadaan.
Sida ay xaqiijiyeen saraakiisha howlgalka hoggaaminaysay, weerarka waxaa lagu dilay xubno muhiim ah oo door weyn ku lahaa dhaqaale uruurinta kooxda, kuwaasoo shacabka deegaanka ku cabburin jiray, kuna hayay baad iyo handadaad joogto ah.May be an image of 2 peopleMay be an image of 3 people
May be an image of 1 person and grass
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -