GAROWE (DAYNIIILE.COM)-Ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ee ka howlgala deegaanada Puntland ayaa la soo sheegayaa inay Garoowe ka bilaabeen xalay dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed oo ay kaga soo horjeedaan Madaxweynaha Puntland Saciid C/laahi Dani oo 8-dii Janaayo dib loo doortay.

Ciidamada Danab waxay xalay la wareegeen koontorool ka mida kuwa Kuwa Garoowe ee amniga laga sugo iyagoona cadeeyay inaaney aqoonsaneyn Madaxweyne Saciid Dani,sidoo kalana waxay diideen inaaney Garoowe ka dhici karn xafkada Caleema saarka.

Advertisement

Hadaba halkaan ka aqriso warsaxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidamada Kumandooska Danab ee Puntland.

May be an image of map and text

 

Previous articleShuban Biyood dad badan ku dhinteen oo ka dilaacay deegaan ku dhaw Magaalada Mahadaay
Next articleMaxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir oo Maanta qaadeysa Dacwad musuq maasuq oo loo heyso Masuuliyiin Dowladeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here