Ciidanka Danab ee Puntland ayaa ku eedeeyay maamulka puntland in ey ka joojiyeen xuquuqdoodii iyo in dowladu wado hanjabaado.
Warka soo baxay ayay saraakiisha ciidamadaani waxa ku sheegeen inay u taagan yihiin difaaca shacabka iyo xuduudaha, isla markaana ay soo dhoweynayaan dhalinyarada booliska ah si ay ula shaqeeyaan.
Waxay ku eedeeyeen xukuumada dowlada puntland in e ka joojiyeen xuquuqdoodii iyo in dowladu wado hanjabaado.

