HomeWarkiiKumaandooska Danab iyo Nabad sugida Jubaland oo isla fuliyay howlgal qorsheysan oo...

Kumaandooska Danab iyo Nabad sugida Jubaland oo isla fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Alshabaab

Hawlgal ballaaran oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidanka kumaandooska Danab ee ururka 162-aad iyo ciidanka nabad-sugidda dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka dhacay degaanada Aboodin, Yaaq Dabayl, iyo tuulooyinka ku hareeraysan.

Intii uu socday hawlgalku, ciidamadu waxay burburiyeen goobo ay Khawaarijtu ku dhuumaaleysan jireen, isla markaana ka hawlgeli jireen si ay shacabka ugu dhibaateeyaan.

Ciidanka kumaandoska danab waxay sii wadi doonaan hawlgallada ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta, iyagoo ka go’an in gebi ahaanba laga cirib tiro meel kasta oo ay isku dayaan inay ku dhuuntaan.May be an image of 5 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 3 people

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -