WALA-WEYN (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Kumaandooska Danab gaar ahaaan Ururka 161-aad ayaa la soo sheegayaa inay  ka sameeyeen deegaano hoos taga Degmada Wala-weyn ee Gobolka Shabeelaha hoose  talaabo ku dayasho mudan.

Ciidamadaan ayaa shacabka tuulooyinka waxay u qeybiyeen raashin fudud sida buskudka sidoo kale waxay sameeyeen adeeg caafimaad.

Advertisement

Sawiro laga soo qaaday ayaad ku arki kartaa ciidamada oo ku dhex jira bulshada islamarkaana caruurta ka farxinaya

Runtii waa talaabo ku dayasho mudan laguna amaani karo kumaandooska Soomaaliyeed madaama dalku abaaro iyo xiliyo adag uu ku jiro.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleMadaxweyne Xasan oo Xildhibaanada Dumarka ah kala hadlay arimaha dastuurka
Next articleXildhibaanada labada aqal oo saaka leh kulan xasaasi ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here