Ciidanka Kumandooska Danab XDS Gaar Ahaan Ururka 161’aad Ayaa Howlgal Ka Fuliyeen Deegaano Dhaca Gobolka Shabeelaha Hoose.
Howlgal oo ahaa mid Qorsheysan Ayaa Ciidanka Waxa ay ku Guuleysteen In ay Gacanta Kuso Dhigaan Horjooge Sare.
Sidokale Ciidanka Waxa ay Gacanta kuso dhigeen Hub Kala Duban Oo ay isticmaali jireen Khawaariijta Iyo Mooto ay u isticmaali Jireen Dhibaateynta Shacabka.
Danab ayaa Gacan ku Baacsata Khawaariijta Gacan Ku caawisa Shacabka Soomaaliyeed.







