Badhaadhe (dayniiile.com)-Sida lagu baahiyay warbaahinta Dowlada Soomaaliya Ciidamada kumaandooska Danab ayaa Howlgalo ka dhan ah Alshabaab waxay ka fuliyeen deegaano hoos taga Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubada Hoose.

Ciidamadaan ayaa la sheegay inay howdka ugu galeen dagaalyahano ka tirsan Alshabaab kuwaasoo ku sugnaa deegaano ay ka mid yihiin buula xaaji,cosob iyo kuwo kale oo hoos taga degmada Badhaadhe.

Advertisement

Taliyaha Ururka 5-aad Guutada 16aad Gasanle Carab  Dheeg oo ciiidamada hogaaminaayay ayaa warbaahinta u sheegay inay burburiyeen saldhigyadii alshabaab ee ay weerarka ku qaadeen.

“khasaare badan ayaan gaarsiinay Alshabaabkii ku dhuumaaleysanaaayay deegaanadaasi”ayuu  yiri Taliye Carab

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

No description available.

No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.

No description available.No description available.No description available.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here