Kumannaan qof oo safri lahaa ayaa ku xayiran garoomada diyaaradaha Mareykanka, iyadoo ay socdaan howlo lagu hakinayo duullimaadyo sababo la xiriira cimilada daran ee dhimashada sababtay.

Saakay in ka badan 4,600 oo duullimaadyo ah ayaa la hakiyay iyadoo 1,600 kalena dib loo dhigay.

In ka badan 60% duullimaadyada ka joojiyay waa diyaaradaha Koofur-galbeed.

Kumannaan qof ayaa iska dhex seexday garoomada.

 

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here