Kusimaha guddoomiyaha gobolka benaadir ahna Duqa caasimadda muqdisho Mudane Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud ayaa Maanta oo khamiis ah Shir kula qaatay Aqalka Dowladda hoose ee xamar dhamaan guddoomiyayaasha degmooynka gobolka benaadir & Waaxyaha Maamulka & maaliyadda,

Shirka ayaa loga hadlay kordhinta Dakhliga Dowladda Hoose ee Xamar, Horumarinta Bilicda Caasimadda iyo Sidii loo xoojin lahaa Amaanka 17ka Degmo ee G.Banadir.

Kusemaha Duqa Gobolka Banaadir ayaa ah masuul shaqo oo wax badan ka badalay showsha shaqo ee Gobolka Banaadir waxaana la dhihi karaa masuulka ugu horeeyey ee wax ka qabtay arimaha maaliayafa

Kulanka ayaa wali socda waxuuna u.muu1da mid wax badan ka badalay hoowlahii hore ee shaqo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here