HomeWarkiiLa-taliyaha Madaxweynaha ee dhanka Amniga oo Muqdisho kula kulmay Saraakiil ka socday...

La-taliyaha Madaxweynaha ee dhanka Amniga oo Muqdisho kula kulmay Saraakiil ka socday Qaramada Midoobay.

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-La-taliyaha Madaxweyne Xasan ugu qaabilsan dhanka Amniga Qaranka Xuseen Macallin ayaa maanta Magaalada Muqdisho wuxuu kula kulmay Qeybta Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay iyadoo ay wehlinayeen saraakiil ka tirsan hay’adaha amniga ee Dowlada Somalia.

Labada dhinac waxay ka wada hadleen arimo dhanka amniga Somalia quseeya gaar ahaan qiimeynta horumarka iyo dadaallada laga gaaray xayiraadda saaran Alshabaab ee lagu wiiqayo awoodoodda sida aan ka soo xiganay idaacada Risaala.
Kulankaan uu ka soo muuqday La-taliyaha amniga Qaranka ayaa meesha ka saareysa warar warbaahintu maanta hadal heysay kaasoo ah inuu is casilay masuulkaani madaxweynaha kala taliyaha dhanka amniga qaranka.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
May be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 7 people and textMay be an image of 7 people and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -