MUQSISHO (DAYNIIILE.COM)-Xuseen Macalin oo La-Taliyaha Amniga ee Madaxweyne

Xasan ayaa dadweynaha si live ah uga jawaabayay su’aalo ay weydiinayeen.

Advertisement

La taliyaha waxaa la weydiiyay qorshaha la dagaalanka Alshabaab iyo fikirka shiicada ee Soomaaliya laga hadal hayo.

“Alshabaan  inaan maskax iyo maaliyad kala dagaalano waa arin aan dooneyno inaan kusoo gabababeeno ilaa bisha Febraayo”ayuu yiri La taliyaha.

Hadaba faahfaahinta jawaabta la taliyahaka daawo Tv-ga Dalsan.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

 

Previous articleXOG: Kulankii Madaxweyne Xasan Sheikh iyo madaxda mucaaradka.
Next articleCiidamada Dowlada oo ku dhaw inay la wareegaan Degmooyin iyo deegaano dhaca Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here