Dalka Masar oo ah dal uu qaali ka yahay Hilibka ayaa inta badan iibiya Hilibka Dameerada taa oo intabadan shaki galisa shacabka dalkaasi

Dad badan oo macaamiil lahaa maqaaxi ku Taalo Masar Hilibkeeda aad loo jeclaa ayaa Mar qura shoog ku dhacay ka did  markii laamaha Amniga ka War heleen maqaaxidaan hilibka ay gado aheyn Hililka Xoolaha la dhaqdo ee side Ariga iyo Loda

Baaritaankii la sameeeyey maqaaxidaan ayaa lagu ogaaday  in Hilibka Dameeraha lagu  iibinaayey  mudo 20sano  Ah Hilibka Dameerada

Goobta lagu qabtay ayaa ah Tuulo lagu magacaabo Sharqiya iyadoona dhamaan  irdaha  leysugu dhuftay  maqaaxida Dadkii masuulka ka ahaa Xabsiga loo taxaabay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here