Laamaha Amniga degmada Dyniile oo Gacanta ku dhigay Nin Alshabaab ah oo Hoobiiye ka tuuraayey degmada dayniile

0

Laamaha Amniga degmada Dayniile ayaa galabta qabtay dhagarqabe Maxamed Xassan Cali oo kamid ah kooxda Alshabaab kaas oo rabay inuu ka tuuro degmada dayniile hoobiyayaal.

Waxaan amaan iyo bogaadin u jeedinayaa ciidamada amniga oo heegan buuxa ugu jira sidii ay Shacabka Gobolka Banaadir uga badbaadin lahaayeen dhagarta cadawga.

Waa markii ugu horeysay ee gcanta lagu dhiga shaqsi Hoobiya ka Tuuray degma ka mid ah magaalada muqdiaho

Shaqsigaan la qabtay ayaa ah mid si weyn looga yawaano magaalada muqdisho

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here