Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland oo ku guulaystay soo qabashada Gacanku dhiigle Cabdifitaax Cali Warsame raadin iyo baaritaan farbadan dadaal dheer kadib, sida lagu sheegay War kasoo baxay Maamulka Gobolka Mudug ee Puhtland.

Cabdifitaax Cali Warsame ayaa ku eedeysan in uu Nin ku dilay Mayle oo ka tirsan degmada jiriiban ee Gobolka Mudug taariikhdu markay ahayd 20/06/2023 ku dilay.

Advertisement

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Feysal Khaliif oo uu weheliyay Taliyaha saldhiga galbeed Ee Galay Samatar Cabdulaahi Aadan ayaa goobjoog ka ahaa Goob lagu soo bandhigayay Ninka dilka geystay.

Guddoomiyaha Gobolka ayaa u mahad celiayay ciidan iyo maamulba Hogaaminta Gobolka Doollo Gaar ahaan liyuu booliska iyo Maamulaka Gobolka iyo Dagmada wardheer

Previous articleKooxda Newcastle United oo hoos u dhigtay FIFA iyadoo kooxaha Premier League ay lacag bixinta bangiyada tartanka ku jiraan
Next articleManchester United oo lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay soo gudbiso dalab 51 milyan ginni ah oo ay kula soo saxiixaneyso xiddiga AC Milan Theo Hernandez

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here