Wararka laga helaayo Magaalada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in laba dagaalame oo Alshabaab ay soo gaareen Magaaladaasi markii ay la soo xiriireen saraakiisha Ciidamada Dowlada Soomaalya.

labadaan dagaalame  ayaa isku soo dhiibay Dowlada Soomaliya markii ay in muda ka tirsanaayeen kooxda Alshabaab.

Advertisement

Magacyada labada nin ayaa lagu kala sheegay Xassan Xusseen Cali oo magaciisa Afgarashadu yahay Maxamed Deeq iyo Deerow Macallin Ibraahim {idris)

Bilahaan danbe waxaa soo kordhaya dagaal yahanada Alshabaab ka soo cararaya islamarkaana isku soo dhiibaya Dowlad Goboleeedyada iyo Dowlada Faderaalka.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here