Janaale (dayniiile.com)-Sida lagu baahiyay TV-ga Qaranka Laba Dagaalame oo Alshabaab ka tirsanaa ayaa xalay lagu dilay deegaanka Garilow hoos taga degmada Janaale ee Gobalka Shabeellaha Hoose.
Ciidamada Xoogga Dalka oo halkaasi howlgalo ka sameeyay ayaa fuliyay dilkaasi sida TV-gu sheegay iyagoona kala wareegay laba qorey Mooto iyo Bambooyin.
Saraakiil ka tirsan ciidanka ayaa tilmaamay in howlgalkaani uu u dhacay sidii loo qorsheeyay habeenimadii xalay.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
Previous articleSaraakiil Atmis iyo Xogga dalka oo iskala qeybgalay kulan Alshabab ka dhan ah oo ka dhacay G.S.hoose.
Next articleWiil uu dhalay Xildhibaan oo ku dhintay Hoobiyayaal ku soo dhacay Dharkeenleey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here