HomeWarkiilaba Alshabaab ka tirsan oo lagu qabtay Magaalada A fgooye +SAWIRRO

laba Alshabaab ka tirsan oo lagu qabtay Magaalada A fgooye +SAWIRRO

Sida goor dhaw lagu shaaciyay Warbaahinra Dowlada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose ku qabtay laba dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta, kuwaas oo markii gacanta lagu dhigay sheegay in loo soo diray magaalada Muqdisho si ay u dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed ee ku nool caasimadda.

Howlgalka Ciidanku sida xeeladeysan u fuliyeen ee lagu qabtay dhagarqabayaasha ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah ee isku dayaya inay carqaladeeyaan amniga iyo xasilloonida Dalka.

Ciidanka Xoogga Dalka oo dedaal ugu jira difaaca shacabka ayaa markale muujiyay feejignaan, karti iyo geesinimo ay kaga hortegayaan dhagar kasta oo cadowgu soo maleego, taas oo cadeyneysa sida Ciidanku ugu heellanyihiin sugidda amniga iyo badbaadada shacabkooda.May be an image of one or more people, people playing basketball, people smiling and text that says "0 OSS"May be an image of one or more people and people smiling

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -