Geedow Maxamed Fidle (Abuurow) oo ka tirsan Daraawiishta Koonfur Galbeed, ayaa lagu fuliyay Dil-toogasho taasoo ah Qisaasta Marxuum Mursal Cali Cabdi oo uu ku dilay Buur-hakaba, Dilka ayaa ka dhashay rasaas oo uu Geedoow huwiyay gaari Caasi ah oo ka yimid Muqdisho kuna siijeeday Baydhaba.

Sidoo Ismaaciil Cadullahi Cadiraxmaan (Dhagey) oo ka tirsan Xooga Dalka oo isna horay u dilay Marxuum Xuseen Ugaas Cabdiraxmaan oo ay qaraabo ahaayeen kana tirsanaa Saldhigga Boliiska Rabdhuure ayaa isna lagu fuliyey dilkii qisaasta marxuum xuseen.

Advertisement

dilka xuseen ayaa ka dhashay muran la xiriira kaararka lagu qaato raashinka oo dhex maray labadooda.

Previous articleDagaal culus oo Duleedka Muqdisho ku dhexmaray ciidamada Dowlada iyo Alshabaab
Next articleCiidamada Midowga Afrika oo madaafiic ku garaacay dad shacaba

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here