Wararka ka imanaayo magaalada Muqdisho ayaa sheegayo in wax yar ka hor kooxa Bistolada ku hubeysan Degmada Waabari agagaarka Baar ha idhaafin ku dilay laba dhalinyaro ah oo ka tirsan Nabad sugida Qaranka

Raga Dilka Geestay ayaa goobta si xaragaleh isaga baxay markay hubsadeen Meydka Labada Dhalinyarada ah ee dharacdka ahaa

Amaanka magaalada Muqdisho ayaa u muuqda mid faraha ka sii baxayo xil maanta oo kaliyaha lqgu dilay Muqdisho 5 asakri oo ka tirsan dowlada Federaalka kuwaas oo lagu kala dilay Degmada Wardhiglay iyo Waabari

Amaanka sii xumanaayo maal mahaan ayaa lagu sababeeyey ku mushquul ahaanta laamaha Ambiga arimaha Doorashada

Dhanka kale Laamaha Amniga ayaa dilka ka hor sheegay in ay qabteen masuulka u qaabilsanaa Dilka Alshabaab Degmooyinka Waabari iyo Xamar Jajab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here