HomeWarkiiLaba nin oo aano qabiil loogu dilay deegaan hoos taga Gobolka Gal-gaduud

Laba nin oo aano qabiil loogu dilay deegaan hoos taga Gobolka Gal-gaduud

Wararka laga helaayo Deegaanl hoostaga Degmada Huurshe ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasj lagu dilay laba nin kuwaasoo loo bartilmaameed saday  aano qabiil sida aan xogta ku helnay.

Maleeshiyaad hubeysan ayaa labada nin rasaas ku furey sidaas ayayna ku geeriyoodeen xili ay baxsadeen gacan ku dhiiglayaasha.

Dilkaan oo daba socda aanooyin qabiil oo hore uga jirey gobolka ayaaney wali ka hadlin maamulka Galmudug.

Wixii ka soo kordha wararkeena xiga ayaad kaga bogan doontaan insha Allah.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DDAYNIILE.COM

Dhacdooyinka la xirira dilalka aanoyinka Qabiilka ayaa Todobaadyadii lasoo dhaafay xarig furtay ka noqday Galmudug kuwaas oo ilaa iyo hada aan xal loo helin.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -