Wararka laga helaayo dhulka Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in kooxo hubeysani laba nin ku dileen deegaanka Bali-cad ee Gobolka Gal-gaduud.
Labada nin oo xoolo dhaqato ah ayaa ka soo jeeda deegaanka Dhabad ee Gobolka Galgaduud, waxaana la rumeysan yahay in aano qabiil uu salka ku heyo dilalkaani.
Saraakisha Maamulka Galmudug wali kama hadlin dhacdadaani xanuunka oo hadii aan.laga hortagin keeni karta kala aargoosi
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM