Aadan Madobe Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya  iyo Cabdi-Xaashi C/laahi Gudoomiyaha Baarlamaanka Aqalka sare oo si wada jir ah usoo magacaabay gudi loogu magac daray Gudiga saaxiibtinimada Dalalka Soomaaliya iyo Qadar.

Warqadaan labada masuulba ku wada saxiixan yihiin ayaa u qorneyd sidan:-

Advertisement

 

 

May be an image of ticket stub and text that says "Xoghayeyaasha Guud ce Labada Aqal ce BJFS waxaa la farayaa in ay magacaabidda Guddiga Saaxiibtinimada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Dalka Kuwait ay gudbiyaan Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Ûskashga Caalamiga JFS, ugu gudbiso Baarlamaanka Dalka Kuwait. Magacaabiddaan waxay dhaqangaleysaa marka ay si wadajir ah saxiixaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare BJFS. II. M,ne Sheikh Hau Adan Mohamed Guddoomiyaha Golaha Shacabku Madobe M,ne Abdi Hashi Abdillahi Guddoomiyaha Aqalka Sare Page2of2 Page"

Previous articleMadaxweyne Qoor-Qoor oo dib ugu soo laabtay Dhuusa-Mareeb +Sawirro.
Next articleMadaxweynaha Galmudug oo booqday Qoyska uu ka baxay Mujaahid Axmed Fiiqane+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here