Qoraal Maanta ka soo baxay Guddoomiyeyaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka  Soomaaliya ayaa magacaabay guddiyada saaxibtinimada Baarlamaanka Soomaaliya iyo Baarlamaannada Shiinaha, Ciraaq iyo Isutaga imaaraadka Carabta.

Warqada oo sideeda u qoran hakaan hoose ka akhriso:-

Advertisement

May be an image of text that says "Xoghayeyaasha Guud ce Labada Aqal ee BJFS waxaa la farayaa in ay magacaabidda Guddiga Saaxiibtinimada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Dalka Chinna ay u gudbiyaan Vasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ce JFS, ay ugu sii gudbiso Baarlamaanka Dalka Chinna II. Magacaabiddaan waxay dhaqangaleysaa marka ay si wadajir ah saxiixaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS. M,ne Sheikh Am Adan Mohamed Nur*Madobe" Nuc Madobe" Guddoomiyaha Golaha Shacabka BIFS M,ne Abdi Hashi Abdillahi Guddoomiyaha Aqalka Sare Pape 2of2"

Previous articleDagaal mar kale maanta ka dhex qarxay Khaatumo iyo Somaliland
Next articleSIRTAAN FURAN KALIGAA HAYSO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here