Madaxweynayaasha Dowladd Goboleedyada  Koonfur Galbeed  C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) iyo Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (qoor-Qoor) ayaa siyaabo kale duwan waxay hambalyo ugu direen saaxiibkood Saciid C/llaahi Danni oo maanta dib loogu doortay Madaxweynaha Puntland 5-ta sano ee soo socota.

“Waxaan Hambaliyo leeyahay Madaxweyne Saciid Cabdulaahi Deni oo mar kale loo doortay Hogaaminta Dowlada Puntland, waxaan Alle uweydiinayaa Madaxweyne Saciid in xilka mar labaad loo doortay la garab galo kuna asturo.amaanada loo igmaday.
Madaxweyne Laftagareen ayaa Shacabka Reer Puntland ugu Hambaliyey Guusha Taarikhiga ah ay gaareen.
Sidoo kale Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa Saciid Cabdullahi Dani wuxuu Alle uga rejeeyay in uu u fudeedeeyo shaqada iyo masuuliyadda culus ee loo igmaday mar kale.
XOG: Qoorqoor iyo Lafta-gareen oo ku biiray Waanwaanta laga dhex wado  Farmaajo iyo Rooble - Goobjooge.net: Somali News, Somalia news Analysis.
Previous articleMadaxweynaha Somalia oo u safray Dalka Ereteria
Next articleCali Guud-Laawe iyo Axmed Madoobe oo Hambalyo u direy Saciid Danni

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here