Baydhabo (dayniiile.com)-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed C/Casiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Baydhabo.

Madaxweyne Lafta gareen ayaa  Safar Shaqo ugu Maqnaa Dalka Kenya waxaana loo sameeyay soo dhaweyn u muuqatay mid siyaasadeed madaama maalmihii ugu danbeysay ay saxaafada qabsadeen siyaasiyiinta mucaaradka ku ah.

Advertisement

Wafdiga Madaxweynaha waxaa si diiran ugu soo dhoweyey Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud Airport ee Magaalada Baydhabo Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka iyo Qeybaha kala duwan Bulshada Magaalada Baydhabo.

Soo dhaweynta waxaa ka muuqatay is muujin u ek in shacbku jecel yihiin hogaamintiisa xili la ogyahay wax kasta in lacag lagu sameyn karo.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

May be an image of 7 people, helicopter and textMay be an image of 2 peopleMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 5 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 8 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 6 people and crowdMay be an image of 6 peopleMay be an image of 8 people, dais and textMay be an image of 9 people

Previous articleRa’iisulwasaare Xamze iyo masuuliyiinta Dowlada oo ka qeybgalay Janaasada Cali Ugaas
Next articleC/casiis Lafta-gareen oo Baydhabo kula kulmay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here