HomeWarkiiLafta-gareen oo xariga ka jaray Garoon diyaaradeed cusub oo laga hirgeliyay Deg.Buur-hakaba+SAWIRRO

Lafta-gareen oo xariga ka jaray Garoon diyaaradeed cusub oo laga hirgeliyay Deg.Buur-hakaba+SAWIRRO

May be an image of 2 people and helicopterMadaxweynaha Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray Garoon Diyaaradeed cusub oo ay shacabka degmada Buur Hakaba si isku-tashi ah u dhiseen, taas oo noqotay tallaabo taariikhi ah oo lagu dhiirrigelinayo horumarka iyo midnimada bulshada.

Munaasabadda xarig-jarka ayaa Madaxweynaha waxaa kala qeybgalay mas’uuliyiin heer qaran iyo heer gobol ah, madax dhaqameedyo, culimo iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Degmada Buur Hakaba .

Madaxweynaha ayaa ku ammaanay shacabka iyo Maamulka Degmada Buur Hakaba dadaalka iyo iskaashiga ay muujiyeen, isagoo sheegay in dhismaha garoonkan uu caddeyn u yahay in shacabka Soomaaliyeed ay awood u leeyihiin in ay hormar sameeyaan marka ay isku duubni iyo dadaal wadanimo muujiyaan.May be an image of helicopterMay be an image of 5 people, helicopter and textMay be an image of 9 people and textMay be an image of 7 people and textMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 6 people and text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -