HomeWarkiiLaftagareen oo markii ugu horeysay ka hadlay sidii looga qabsaday Baydhaba

Laftagareen oo markii ugu horeysay ka hadlay sidii looga qabsaday Baydhaba

NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Madaxweynihii hore ee Maamulka Koofurgalbeed C/casiis ‘Xassan Maxamed Laftagareen ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sidii looga qabsaday Baydhaba xili uu wareysi siiyay kooxd Geed-Fadhi.

Laftagareen wuxuu sheegay in Ciidamada Dowlada ay Baydhaba ka soo galeen jiho aysan Filey islamarkaana ay ka soo leexdeen hallii ay difaaca uga jireen Ciidaanada Laftagareen.

“Aniga qorshaheyga wuxuu ahaa inean magaalada Baydhaba lagu dhex dagaalamin sidaas meel duleedka Baydhaba ah ayaan difaac uga jirnay laakiin diyaaradaha dagaalka ee Dowladu wadatay ayaa kor ka arkay in ciidamadeena aysan u baba dhigi karin kadibna way ka leexdeena”ayuu yiri

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -