HomeWarkiiLaftagereen oo sharci daro ku tilmaamay doorashadii dhawaan ka dhacday Koofurgalbeed

Laftagereen oo sharci daro ku tilmaamay doorashadii dhawaan ka dhacday Koofurgalbeed

koox ka tirsan Madaxweynihii hore ee Maamulka Koofurgalbeed C/casiis Laftagareen  ayaa soo saareen qoraal ay ku naqdiyeen doorashadii dhawaan ka dhacday deegaanada Maamulka Koofurgalbed kaasoo ay garwadeen ka tahay Dowlada Somalia.
Qoraalka Laftagreen xagiisa ka timid waxaa lagu sheegay inay sharci darro tahay doorashadii qof iyo cod ee ay Dowlada Somalia  ka qabatay Koonfur Galbeed.
May be an illustration of text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -