HomeCiyaarahaLamine Yamal oo mar kale ku guuleystay abaalmarinta da’yarka ugu fiican sanadka

Lamine Yamal oo mar kale ku guuleystay abaalmarinta da’yarka ugu fiican sanadka

XIGASHO LAACIB.NET

Xiddiga da’da yar ee Barcelona, Lamine Yamal, ayaa markii labaad ku guuleystay Kopa Trophy, abaalmarinta la gudoonsiiyo ciyaaryahanka ugu fiican adduunka ee ka yar da’da 21 jirka.

Guddiga abaalmarinta ayaa qiray bandhiggiisii heerka sare ahaa ee xilli ciyaareedkii 2024-25, iyaga oo tilmaamay inuu yahay hibo jiil cusub iyo xiddig ka mid ah kuwa ugu iftiimaya kubadda cagta caalamka.

Tirakoob yada Yamal 2024

55 kulan ayuu u saftay Barcelona dhammaan tartamada

18 gool iyo 25 caawin ayuu sameeyay

Kaalin muhiim ah ayuu ku lahaa hanashada saddexleyda gudaha (domestic treble) ee Barcelona, Heer caalami, wuxuu ka caawiyay Spain inay ku guuleysato koob kale oo Yurub.

XIGASHO LAACIB.NET

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -