Lataliyaha Madaxweynaha Arimaha Siyaasada iyo Qorsheeynta Hadal Kama Tagin Caawa Ninkii Ku Qancayoow.

0

Howlaha dardarta ku socda ee la xariira doorasho qof iyo cod ah oo dalka ka hergasha sanadka 2021:

1. Guddigii loo igmaday dhammeystirka sharciga doorashada oo soo gabagabeeyey afarti hab-raac oo loo diray, kuwaa oo lifaaq u noqon doona shirciga doorashada.

2. Xafiiska Tirakoobka Qaranka (National Statistics Bureau) oo si madax bannaan loo hawl-galiyay, loona magacaabay saraakiil hoggaamisa. Waayadan, waxu ahaa qeyb ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta.

3. Xafiiska Diiwaan-gelinta Muwaadiniinta oo si buuxda loo shaqa-geliyay iyada oo loo magacaabay xirfadyahanno hagaya. Waxu xafiisku dhawaan daabici doonaa kaarka aqoonsiga muwaadinka, nooca loo yaqaan Foundational ID.

Waxa xasuus mudan in Madaxweynaha JFS Md Maxamed Cabdullahi Maxamed uu saxiixay Sharciga Doorashada Febraayo 21, 2020, hoostana ka xarriiqay in uu dalku galayo doorasho Q& C ah.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Md Xassan Cali Kheyre ayaa isagana Khamiistii hore adkeeyay in ay dalka doorasho ka dhacayso, xilligii loogu tala galay.

Hadal dhaaftaye, yaa is huba?!

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here