Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha waxa uu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa liiska rasmiga ah ee Ururrada Siyaasadda ee ka tartamya doorashooyinka isku-sidkan ee Dowlad-Goboleedka Galmudug, iyada oo la raacayo shuruucda iyo habraacyada doorashooyinka.
