Waxaa xalay Magaalada Laas-caanood looga dhawaaqay Liiska rasmiga ee golaha wakiiladda Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya kuwaasoo ka kooban 83 mudane.
Guddida hubinta iyo ansixinta golaha wakiiladda Maamulka Waqooyi Bari ayaa shaaciyay golaha wakiiladda waqooyi bari. Haddaba halkaan hoose ka akhriso liiska magacyada dhamaan xidlhibaanada:-


