HomeCiyaarahaLiverpool oo durba shaacisay beddelka Ibrahima Konate

Liverpool oo durba shaacisay beddelka Ibrahima Konate

XIGASHO LAACIB.NET

Kooxda Liverpool ayaa lala xiriirinayaa daafaca Barcelona ee Ronald Araujo, kaasoo loo arko bedelka suurtagalka ah haddii Ibrahima Konate uu ka dhaqaaqo Anfield.

Wararka ayaa sheegaya in Real Madrid ay xiiso u qabto Konate, iyadoo wada-hadalladii qandaraaskiisa ay istaageen. Haddii uu tago, Liverpool ayaa qorsheynaysa inay dalab culus ka gudbiso Araujo, kaasoo uu qandaraaskiisa Barcelona ku egyahay ilaa 2031.

Si kastaba, Barca waxay u aragtaa Araujo xiddig muhiim ah oo aan si fudud loo fasixi karin, iyadoo dhaqaale ahaan xaaladda kooxda iyo rabitaanka ciyaaryahanka ay go’aamin doonaan mustaqbalkiisa.

XIGASHO LAACIB.NET

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -