HomeCiyaarahaLiverpool oo go’aan culus kasoo saartay mustaqbalka Ibrahima Konate

Liverpool oo go’aan culus kasoo saartay mustaqbalka Ibrahima Konate

XIGASHO LAACIB.NET

Wargeyska Isbaanishka ah ee Marca ayaa sheegay in Liverpool ay qorsheyneyso inay maalmaha soo socda u soo bandhigto daafaceeda dhexe Ibrahima Konate heshiis cusub.

Heshiiska ciyaaryahanka reer France ee Reds ayaa ku dhacaya wax ka yar 12 bilood gudahood, waxaana Liverpool ka go’an in aysan ku dhicin xaaladdii Trent Alexander-Arnold oo ay Real Madrid si bilaash ah ku qaadatay.

Haddii Konate uu markale diido dalabka heshiiska cusub, Liverpool waxay diyaar u tahay inay iibiso xiddiga.

Kooxdu waxay aaminsan tahay in Real Madrid horey ula xiriirtay Konate si ay u muujiso xiisahooda, isla markaana ay suuragal tahay in ciyaaryahanku horey ugu ballanqaaday inuu ku biiro kooxda weyn ee La Liga.

XIGASHO LAACIB.NET

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -