HomeCiyaarahaLiverpool oo guul-darro xanuun badan kala kulantay Chelsea, xilli Arsenal ay la...

Liverpool oo guul-darro xanuun badan kala kulantay Chelsea, xilli Arsenal ay la wareegtay hoggaanka horyaalka

XIGASHO LAACIB.NET

Chelsea ayaa garoonkeeda Stamford Bridge ku garaacday Liverpool 2–1, iyadoo ciyaar aad u qaab daran ay labada kooxood soo bandhigeen.

Goolkii furitaanka waxaa Chelsea u dhaliyay Moises Caicedo qeybtii hore, isagoo laad xooggan dhinac ka dhigay Mamardshveili.

Liverpool ayaa isku dayday inay dib ciyaarta ugu soo laabato, waxaana daqiiqaddii 63aad uu Cody Gakpo ka dhigay ciyaarta 1–1, kadib caawin qurux badan uu ka helay Isak.

Laakiin Chelsea ma aysan liicin, waxaana goolka guusha u dhaliyay Estevao, iyadoo kooxda martida ahayd ay ku fashilmatay inay jawaab ka bixiso.

Natiijadan ayaa ka dhigan in Chelsea ay kor u qaaday kalsoonideeda, halka Liverpool ay waajahi doonto culeys dheeraad ah mustaqbalka.

XIGASHO LAACIB.NET 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -