HomeCiyaarahaLiverpool oo mushahar waalli ah u soo bandhigtay Konaté, laakiin……

Liverpool oo mushahar waalli ah u soo bandhigtay Konaté, laakiin……

XIGASHO LAACIB.NET

Liverpool ayaa la sheegay inay gudbisay dalabkeedii ugu dambeeyay ee qandaraas kordhinta Ibrahima Konate, kaas oo qandaraaskiisu dhacayo dhammaadka xilli-ciyaareedkan. Konate weli kama jawaabin, iyadoo uu xiiseynayo inuu si bilaash ah ugu biiro Real Madrid xagaaga, sida uu sameeyay Kylian Mbappé.

Reds ayaa diyaar u ah inay ka dhigaan mid ka mid ah xiddigaha ugu mushaarka sarreeya kooxda, balse go’aankiisu weli ma cadda. Wararka Faransiiska kasoo baxaya waxay sheegayaan in Madrid ay mudnaanta koowaad siinayso saxiixa Dayot Upamecano, inkasta oo Konate wali yahay ikhtiyaar muhiim ah.

Haddii uusan qandaraas cusub saxiixin, Konate waxa uu wadahadallo hor dhac ah la bilaabi koox kasta laga bilaabo Janaayo.

XIGASHO LAACIB.NET

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -