Lugtii 1 ee Sami Finalka Champions league 2022-2023 ee Caawa Real Madrid iyo Man city oo 1-1 ku kala tagay iyo Real Madrid oo laga Soo xiganayo ( Ma mudeyn Gurigeyga 1-1 )
Kooxaha real Madrid iyo Man city ayaa caawa meertada 1 ee Sami finalka champions league 2022-2023 Isla dhaafi waayay Barbardhac 1-1 waxqqna 2 Naadi tii Soo badisay Arbacada Soo socota lugta 2 ee Sami finalka ay u gudbi doonaan finalka champions league 2022-2023
20 Vinicuis Jr ( Brazil ) iyo 17 di bruyne ( Belgium ) ayaa u kala.dhaliyay goolasha real Madrid iyo Man city waxaana 2 Gool ay ahayaeen kuwo qurux badan .
Barbardhaca marka la fiiriyo Naadiga real Madrid ee difaacanaya Koobka Champions league waxa ay ku noqotay lama filaan iyagoo tilmaamaya inay arinku tahay ( ma.fileyn 1-1 Barbardhac ah )



