Guddiga doorashadda dalka Ivory Coast ayaa ku dhawaaqay in m/weynaha dalka dalkaas Al-Assan Wattaara uu ku guulaystay doorashadii dalkaasi ka dhacday ayadoo ay mucaaradku diidan yihiin.

Wararku waxay sheegayaan in m/weynuhu helay 94% codadka la tiriyay taasoo ka dhigaysa inuu xafiiska sii joogo doono.

Gudoomiyaha guddida doorashada Ivory Coast Kuubirti Koolibalay Ibrahim ayaa sheegay in codadka ay tiriyeen uu inta ugu badan helay m/weyne Al-Assan Watatara oo markii sadexaad m/weyne dalkaas ka noqday.

Sidoo kale Mucaaradku horey ayay u diideen doorashadda haddana waxay sidoo kale diideen inay aqbalaan natiijadda soo baxday.

 

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here