Ma dhabaa in Ra iisal wasaarahii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre laga hor istaagay Safar uu u socday

0

Waxaa saacadihii danbe Ee shalay isqabsaday Baraha Bulshada warar sheegaayo in Ra iisal wasaarahii hore Xasan Cali Kheyre laga hor Istaagay in uu Safar uu u socday

Webka Dayniile oo warkaas Daba gal ku sameeyey ayaa ogaaday Xaqiiqda warka sida ay wax u dhaceen


Ra iisal wasaaraii hore ma safreynin Shalay Xiligaana waxuu ku sugnaa hooygiisa oo waxba u jirin Garoonka Diyaaradaha waxuuna kulan la lahaa Xildhibaano iyo Siyaasiyiin sida warka ku helnay

Dhacdada ayaa sidaan u dhacday Baabuurta Qaaska uu lahaan jiray Ra iisal wasaaraha aan Xabada Karin ayaa waxaa soo qaatay Xaaskiisa oo Safar aheyd iyadoona ku jeeday Dalka Kenya ka dib Gawaarida ay wateen ayaa xoog ku soo galay Goobta Baarida ee laga soo galo waxayna sigeen Eeyahii waxa Baaraayey taana waxĂ y keentay in ay Caroodaan Ciidamadii Amison ee wax baraayey joojiyaana Shaqadii ay hayeen waxaana Goobta soo dhax galay Ciidamada Amniga Eraboorka kuwaa oo Raali galin Siiyey Ciidamadii Amison ee Dhibka Tirsanayey

Dhibka kama dhicin Gudaha Eraboorka waxuuna ka dhacay Irida hore ee laga Galo Eraboorka waxana Safraayey waxay aheyd Xaaska Ra iisal wasaarahii Hore

Waxaana goobta lagu xaliyey waxii ka dhacay sidaana waxaa Safarka sii watay Xaaska Ra iisal wasarahii Hore Xasan Cali Kheyre

Warkaan ayaa waxaa ka helay Sargaal sare oo ka tirsan Nabad Sugida Qaranka oo Goobta joogay kaa oo diiday in aan magaciisa shaacino

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here