Sida aan la wada soconay Dalka Soomaliya waxuu soo maray mar xalada kala gadisan  kuwaa oo Dalka Halis ku aheyd hanaankiisa Dowladeed

Dowlada Qadar waa  Dowlad Yar oo heysato dhaqaalo Badan cid walbo tabar yar u adeegsato

Qadar waa Dowlada kaliya oo Dowladaha Islaamka ka dagi layihiin iyadoo dhaqaalo badan ku bixisa in Dowladaha yar yarka ee soo koraayo Madaxa ugu istaagto

Dalka Soomaliya ayaa  ah  Dalka ay hor taagan tahay Qadar in Dowlad ka dhalato mar walabana waxay ka tahay Dalaal

Dowlada yar ee Qadar waxaa la aaninsan yahay In Soomaliya iyada xukunto waxay iyada rabto mooyee wax kale Soomaliya ka soconeynin

Hadaba maxaa soo galiyey Qadar Heshiiska Farmaajo iyo Rooble maxayna Qarashka intaa la eg ugu bixisay

1 Dowlada Qadar waa Dalka Kaliya ee Nabad Sugiga Soomaliya Gacanta ku heyso taa oo la aaninsanyahay Dilka Ikraan Tahliil Door kuleedahay  madaama ey maamusha Hey ada

2 Fahad Yasiin oo Dalaal uga ah Soomaliya  laga Baabiyo Danbiga loo heysta si howsha uu u haayo marnaba  Gaabis u noqon

Arimahaa iyo kuwa badan oo is biirsatay ayaa u ah in Qadar lacag ku bixisa Rooble in uu ka tansulo Kiiska Dacwada Ikraan Tahliil qaatana 20 Malyen oo Doolar

Hadaba Heshiisiinta Lafta Garaan maaha mid uu isagu keenay ee waa mid Lacagta Qadar keentay

Si kastaba ha ahatee Soomaliya oo laga qaban Qadar marnaba lagama filan karo in ay noqoto Dowlad la Jean qaado Aduunka intiisa kale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here