HomeWarkiiMaakhir iyo Khaatumo sida loogu kala qeybiyay baarlamaanka maamulka cusub

Maakhir iyo Khaatumo sida loogu kala qeybiyay baarlamaanka maamulka cusub

LAS-CAANOOD (DAYNIILE.COM)-Shirkii maamul dhisida SSC Khaatumo oo asbuucyadii ugu danbeeyay ka socday Magaalada Laas-caanood ayaa meel fiican oo gabo gabo ah soo gaaray waxaana wararka maanta soo baxaya ay sheegayaan in baarlamaanka la qeybsaday.
inkastoo reer Maakhir laga soo sheegayo inay yara saluugsan yihiin sida iyaga reer Khaatumo loogu qeybiyay ayaa hadana waxaa ;la fafiyay in qaabkaan ay beeluhu wax u kala haleen.
Xogta aan helnay ayaa sheegaysa in guud ahaan baarlamaanka laga dhigay  83 mudane  waxaana Khaatumo la siiyay 45 halka Maakhir la siiyay 38 mudane.
REER KHAATUMO
Saciid Harti- Dhulbahante 40.
Beesha Fiqishini 3
Beesha Madhiban 1
Beesha Geri-konbe 1
REER MAAKHIR
Maxamuud Harti- Warsangeli 31
Jibraahil Ogaadeen 1
Majeerteen Siwaaqron 1
Axmed Harti 1
Kaski Qabe 1
Madhibaan 1
 Dir 1
Dhulbahante Naaleye Axmed 1
XAFIISKA WARARA SIYAASADA 
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -