Maalinta Cuntada Adduunka oo si wayn looga xusay calamka

0

Sanad walba shalay oo  kale, 16 October waxaa dunida laga xusaa Maalinta Cuntada Aduunka, gaar ahaan maalintii la aas-aasay Barnaamijka Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay ee marka la soo gaabiyo la yiraahdo FAO.

Munaasabadda sanadkan ayaa ku soo aaday iyadoo dunidu uu ka jiro xanuunkja COVID-19 iyo iyadoo ku dhawaad 30 kun oo ah qaxooti oo badankood ka barakacay deegaanada Jubbooyinka ay xaalad cunto yari ah ku haysato gudaha xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee Kenya.

Dhinaca kale, Dhibaatada dhinaca cunada ah waxay mar walba la soo gudboonaataa kumanaanka barakacayaasha ah ee ku nool xeryaha ay ka deganyihiin magaalada Muqdisho iyo agagaaraheeda.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here