Maanta waa maalintii ugu dambeysay ee ololaha doorashada la filayo inay Kenya ka dhacdo Talaadada soo socota.

Labada musharrax ee ugu cad cad una tartamaya madaxtinnimada, Raila Odinga iyo madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto, ayaa taageerayaashooda ugu baaqay inay si weyn isugu soo baxaan qeybo kala duwan oo caasimadda Nairobi ka tirsan.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here