HomeWarkiiMaamuka Puntand oo maanta baaris kadid lagu wado inuu ka warbixiyo arinta...

Maamuka Puntand oo maanta baaris kadid lagu wado inuu ka warbixiyo arinta Markabka Sea World

BOOSAASO (DAYNIILE.COM)-Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in maamulka Puntland uu maanta baaritaan ku hayo markabka Sea World ee siday hubka iyo gaadiidka gaashaaman ee ciidamada .

Saraakiil sar sare iyo masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland  ayaa maanta isugu wada tagay Dekada Boosaaso xili baaritano ay ku hayaan markabka si ay  u ogadaan waxa saaran markabka.

Baaritaanada marka ay u soo dhamadaan waxaa lagu wadaa in maamulka Puntland uu dunida iyo Soomaalidaba uu uga warbixiyo markabkaan iyo guud ahan wuxuu sido.

Dhanka kale maamulka Punland  oo hore si kooban uga hadlay makabka ayaa xuseen inuu sido shixnad hub iyo gaadiid dagaal islamakana ay warbixin dhameystirab so o gud-bin doonan marka baarista u soo dhamaato.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -